Puntland oo caruur 20 ka badan dib ugu celineysa Muqdisho iyo Baydhabo (Sababta)

Wasaaradda Haweenka iyo arrimaha qoyska ee Maamulka Puntland ayaa shaacisay iney dib ugu soo celineyso Magaalada Muqdisho caruur ay sheegtay in laga soo xaday qoysaskoodii. Caruurtan qaarkood ayaa laga qabqatay magaalada Boosaaso iyagoo habowsan, halka qaar kalena la geeyey saldhigyada Booliska markii shacabka magaalada ay ogaadeen in qoysaskoodii lagala soo baxsaday sida ay sheegtay wasiirka … Continue reading Puntland oo caruur 20 ka badan dib ugu celineysa Muqdisho iyo Baydhabo (Sababta)